Siyaasiga Saciid Ciise oo digniin iyo talooyin dhaxalgal ah u diray Farmaajo

Waxaan talo damqasho leh u dirayaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Farmaajo oo aan soo wada aheyn saaxiibo, musharaxiin, iyo degaan wadaag intaba, anigoo  u soo jeedinayo dardaaran Soomaalinimo, aqoonyahanimo, iyo mid wadaniyadnimo. Waxaan Farmaajow ku leeyahay ka joogso haadaanta aad dalka ku hoobineysid, waxa aad ku socotid waa xumaan iyo liidasho aadan wax … Continue reading Siyaasiga Saciid Ciise oo digniin iyo talooyin dhaxalgal ah u diray Farmaajo